U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxbuus

Magac Lab
Naxwe-syo/-xaabiis, m.dh
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Qof ikhtiyaarkii laga qaaday oo meel gaar ah lagu ilaaliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cabdulahi Xasan ayaa sheegey in Daahir Riyaale isku afgarten in dhamaan la sii daayo Maxabiista dagaalka lagu qabtey iyada oo tiradooda tahay 91 Maxbuus.

”
β€œ

Garowe Online kala soco muqtaqbalka 5 Maxbuus iyo go'aanka laga gaaro maalmaha soo socda.

”
β€œ

: Wuxuu ahaa Maxbuus siyaasadeed wuxuuna ku xirnaa Xabiska Mandeera.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo/-xaabiis, m.dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxbuus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan