U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soco

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-cday, -cotay
Xaraf SSubg SO4 xar
1

(f.g) Socod samayn.

2

(f.g) Hadal la hayey sii wadid.

3

(f.mg) La s.: cid la saaxiibid.

4

(f.mg) La s.: wax xogtooda hayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

La soco cadadka dambe qayb kale oo waraysigan ka mid ah oo aad u xiiso badan.

”
“

La soco qayb kale oo ka mid ah Taariikh-fanneedka Xidigta Billan ee Nimco-sharaf….

”
“

La soco, waa deyn arinkaasi oo adigana kuwa aad dhashay ayaa sidaas kuula dhaqmi doona.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-cday, -cotay

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan