U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meeday

Erey Weyddiimeed
Xaraf MSubg ME6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaxootigii waa la soo celiyay, balse guddidii meeday, maxaase ka qabsoomay xaaladdii murugsanayd ee labada dal.

”
“

Marka ay laba beelood ku dirirayaan gacan ku haynta magaalo, meeday dawladdii meesha ka jirtay?

”
“

J: Dacwadii waa noo qoran tahay, waanuna haynaa, balse waxa is-weydiin leh meeday Maxkamadii dastuuriga ahayd, xagee baanu ugu hagaagnaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meeday - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan