U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mee

Erey Weyddiimeed
Naxwemeedey; meeye/maye
Xaraf MSubg ME3 xar1 Tusaale
1

Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. , "Ku mee?".

Tusaalooyin

“

Wiilku mee?

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, waxaa muhiim ah dhismaha talis adag oo tayo leh oo dib u nidaamiya Ciidanka booliska, haddii kale xaalku wuxu ku dambayn doonaa in laysu weydiiyo Ciidanka, sidaa ay Haddaba dadku u leeyihiin, mee ciidankii boolisku?

”
“

. Haddii xukuumadda Federaalka Ku Mee!

”
“

Arrintaasi muqdisho waxay ka dhigaysaa mee qofkii yimaadaa uu ama yahay inuu ka dhashay qabiilka xoogga ku qabsaday magaalada ama inuu magaalada ku joogo isagoo ah looma ooyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Isrogrog

meedey; meeye/maye

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan