Tusaale Dheeraad ah3
“
Wakhtigu waa casar fiid ku sii siqaya, dhinaca woqooyina raxmaadku ka soo kacay oo ay qorraxduna midabbo casaan iyo huruud isugu dhafan hadba dhinac kaga asqaysay muuqaalladii aanay awalba quruxdoodu kala dhantaalnayn.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
H · HU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
