U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naar1

Magac Dheddig
Naxwe-ro, ml.
Xaraf NSubg NA4 xar
1

Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab.

2

N. ah: wax aad u kulul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Isqarxintu waa xaaraan, qofka nafta iska gooyaana waa ehlu-naar.

”
“

Ceebtaada Alle ha asturee ka noqo hadalkaaga oo shaydaanka iska naar, waanan qaldamee I cafi Rabbi ha ku cafiyee."

”
“

Dabadeed baa Eebbe u soo direy nebi Saalax inuu ugu bishaareeyo jano hadday rumeeyaan, ugana digo naar hadday rumeyn waayaan, hase ahaatee wey beeniyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, ml.

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan