U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nebi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh
Xaraf NSubg NE4 xar
1

Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay. nebi-ammaan1 m.l (dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi. nebi-ammaan2 f.mg1 (-nay, -ntay) (dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi. nebi-ammaanid m.f.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Islaamka waxa uu Ilaahay u soo dhiibay Nebi Maxamed C.S.W. oo ah Rasuulkii u dambeeyay ee uu Ilaahay soo diro, waxaana ku dhan wax kasta oo ay adoomuhu u baahan yihiin iyo wax kasta oo dhibaato ku ah si ay uga digtoonaadaan.

”
“

Eebbe ayaa wuxuu nafta ka qaadey nebi Cuseyr dabadeedna boqol sano ka dib soo nooleysiiyey.

”
“

Eebbana wuxuu siiyey nebi Saleebaan boqortooyo weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan