U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaaraan

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu mar labaad ku celinayaa xisbiga KULMIYE in aanu ku qanacsanayn go’aankaas xaq-darada ah ee garsoorayaasha, (wixii ka dhashaana ay yihiin xaaraan).

”
“

Tusaale ahaan qofku haddii aanu diin lahayn wax ka xaaraan ahi ma jirto, waxa keliya ee uu ka fikiraana waxay tahay hadba waxa ay naftiisu jeceshahay.

”
“

"Hadith kale oo saxiix ah wuxuu oranayaa: "Qof kastoo Muslim ah waxaa ka xaaraan ah inuu qof kale Dhiigiisa, iyo Xoolihiisa iyo Sharaftiisa waxyeelo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaaraan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan