U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eebbe

Magac Lab
Xaraf ESubg EE5 xar
1

Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jirey, jirina doona; Ilaah; Rabbi, Guulle, waaq, madhinte, weyne.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Imaam al-Qurdubi -Eebbe ha u naxariistee- wuxuu yiri: Xummaanta gacanta lagu reebayo ma aha hawl inay qabtaan ay tahay dadka caadiga ee waa hawl u taalo madaxda iyo qof ay hawshaasi u xilsaarteen.

”
β€œ

Culumadii saameynta weyn ku lahaa waxaa ka mid ahaa sheekhul-Islaam Ibnu Taymiya iyo ardeygiisii Ibnu Qayyim Eebbe ha u naxariistee.

”
β€œ

Al-Baraa oo jeclaa markasta shahaado Waxaa la soo qaaday Al-Baraa Binu Malik si loo daaweeyo, Khalid Binu Walid ayaa daaweenayay muddo bil ah ilaa uu Eebbe (sw) ka siiyo caafimaad, isaga sababtiisa ayay muslimiinta guul ugu heleen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

E Β· EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eebbe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan