U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Timo, ciid iwm la nabay noqosho. nacaladee

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal yara sug aan iska eego in derbiyada lagu naban yahay, caawa waxaan u maleynayaa in uu malakulmowtkeyga soo galay, oo sir badan ayaan bixiyay.

”
“

Tan waa mid culusee, bal sug aan iska hubiyo in derbiga laygu naban yahay,e.

”
“

Wuu istaagay, oo sidii in derbiyada loogu naban yahay ayuu dhegta saaray derbiga qolkii uu ku dhex-jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan