U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nadiifin

Magac Fal
Xaraf NSubg NA8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale waxaa maanta howl nadiifin ah oo qashinka lagu arurinayo ka fuliyay agagaarka isgoyska KM4 ciidamada nabad ilaalin ee Midowga Africa kuwaasi oo qeyb ka ah howlgaladooda ay ku soo jiidanayaan rayidka Soomaaliyeed.

”
“

Dibadbax looga soo horjeedo qaraxii lagula beegaday haween howl nadiifin ah ka waday degmada Boondheere ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay ka qaybgaleen xubno kala duwan oo ka socda maamulka Gobolka, DF iyo ururrada bulshada rayidka ah.

”
“

Madaxweyne Yuusuf ayaa la sheegay inuu Meles ka codsaday inuu gacan kasiiyo qaabkii dowladiisa ay Muqdisho ugu nadiifin laheyd waxa uu ugu yaarey argagaxisada joogta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nadiifin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan