Tusaale Dheeraad ah2
“
Dhacdadani waxa ay markhaati u tahay sida qofka bani’aadmiga ahi uu markasta ugu da-daalo arinkii uu ogyahay in uu nafci aduun ugu jiro.
”“
“Hooyooy taajiriinta Muslimiinta badi waxa ay ka bakhayleen bixinta zakaatul-maalka,” ayay tiri Ugaaso, “nasiib-darro, markii Ramadaanka la gaaro ayay masaajidda afur geeyaan si ay dadka isaga jeediyaan, oo intaas nafci uga dhigaan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
N · NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
