U gudub nuxurka bogga
SABAAD

markhaati

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa.

2

Goobjoog.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddana waxa aan laga maarmi karin inta maansadiisa dib loo milicsado in iyada la markhaati-gashado.

”
“

Taasina waa sababta kaalinta saddexaad haddana horumarka horyaalku gaadhay waxa markhaati ugu filan ifafaalaha ka muuda kooxo badan oo la odhan karo waxay u qalmaan kaalinta afraad.

”
“

Dhibaabuhu waxa weeye, dhaarta, markhaati oogista, kharashka iwm.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
markhaati - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan