Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhanka waddooyinka ayuu sheegay in ay qorshaynayaan in la helo waddoyin kale oo baabuurta loo weecsho, sanadka 2012 ayuu sheegay in uu rajaynayo in ay waddooyinka qaar ay laami la saaro, kuwaas oo kala fudayn doonta gaadiidka.
”“
Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dhagax-dhigay shalay dhismaha waddo laami ah oo laga hirgelinayo xaafadda Daami, degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargeysa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
L · LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
