U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf DSubg DA6 xar
2

Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama oga taageerada shilis ee uu Muuse Xisbi ka haysto Aqalka Xukuumadda, halka ay daaran tahay, waxaase loo malaynayaa in aanay ka badnayn Masaaliix gaar ah oo Siyaasadeed.

”
“

Saacaddan oo kalese daaqad furan. nal daaran iyo nafley dhaqdhaqaaqaysa midna ma jiraan.

”
“

Wasiirka Gaashaandhigga oo hadallo dar daaran u badanaa goobta ka jeediyey ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka warqabto xaaladda nololeed ee ay ku suganyihiin Ciidamada, isagoo intaa ku daray in ay heli doonaan xaquuqdooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan