U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nude

Magac Lab
Naxwe-dayaal, m.dh
Xaraf NSubg NU4 xar
1

(c.nafl.) Urur unugyo ah oo u habaysan inay wada qabtaan hal shaqo ama in ka badan oo u gaar ah, tusaale ahaan, nudaha dareenwadku waxay gaar u yihiin inay qabtaan gudbiyaanna nashaadinta. Organnada sida wadnaha ama kelyaha waxay ka koobanyihiin noocyo badan oo nudo kala duwan ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Unugyadu marka ay isu tagaan waxey sameeyaan Nude.

”
“

Unugyadu marka ay isu tagaan wexey sameeyaan nude.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dayaal, m.dh

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nude - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan