U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oogan1

Fal Magu (1)
Naxwe-gmay, -gantay; -gmi
Xaraf OSubg OO5 xar
1

Dab wax la oogay noqosho.

2

Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mixdinkiyo muraad oogan baa, ceel ma dayn kara’e.

”
“

Wada hadal dhex mara Dowladda Federaalka iyo mucaaradka waxay wax ka badaleysaa qalalaasaha iyo rabshadaha wali ka oogan soomaaliya.

”
“

Xukuumada Soomaaliya ayaa wajaheysa, Map cusub oo wax lagaga qabanyo xaalada cakiran ee ka oogan suuqaas, oo noqday meesha ugu badan ee rabshadaha ka taagan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-gmay, -gantay; -gmi

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oogan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan