U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaalli

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkaan waxeey badanaa u badanyihiin Ganacsadayaal, Jilayaal,Injineer, Qaalli iyo Macallimiin iyo wax la mid ah.

”
“

Sidoo kale waxaa dadka Marka badanaa ka yimaado lagu yaqaan Qaalli iyo Ganacsada yaal.

”
“

Somaaliya waqtigaas waxey heysatay fursad qaalli ah oo ay ku tartamayaan dawladaha reer Galbedka iyo kuwa reer Barigga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaalli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan