U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaaddi

Magac Lab
Xaraf QSubg QA6 xar
La Mid AhqaalliMagac Lab
1

Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-Qaaddi oo ka gaabsaday inuu ka hadlo inta kaga dhimatay iyo inta kaga dhaawacantay dagaalkii maanta dhacay.

”
“

Waxa maanta shaqada loo dirto ee loo oggol yahay ninka Sheekha ah ka mid ah; inuu Malcaamad (Dugsi) dhigo, Masaajid wax ka dhigo, Dhaxal la weydiiyo, wax meheriyo, Qaaddi (weliba tan looma oggola had iyo jeer), Quraan inuu qof ku akhriyo, Cashar tuf iwm.

”
“

Wuxuu ii sheegay inuu muddo la degganaa arday reer Gaalkacyo ay wada ahaayeen ka dibna noqday Janan ciidamada Somaliya - General Maxamed Osman Qaaddi, muddo dambana ahaa u qaybsanaha arrimaha ciidamada safaarada Somaliya ee Sacuudiga - Military Attache.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaaddi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan