U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qab1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA3 xar
1

Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.

2

Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg. qab2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Ammaanka ayaa maanta hawlgal ballaarn ee ay ku doonayaan in ay ku helaan gacan ku dhiiglihii dilka geystey ku qaadey magaalada Garoowe iyaka oo dad badan qab-qabtey oo iminka Su’aalo la weydiinayo.

”
“

Culimadaas waxey cambaareyn jireen daglaaladda qab-qablayaasha dagaalka, faragelinta shisheeye iyo dhibaatada dabada dheeraatay ee Somaaliya.

”
“

In Dagaal ogahayaasha Dowladnimada hada sheeganayo iyo Dagaal Ogayaasha iyaguna shaar diimeedka beenta ah qaba, la soo qab,qabto oo Maxkamad Caalami ahna la soo saaro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan