U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qammi

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
La Mid Ahhammi1Magac Lab
1

Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.

2

Niyad, laab.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Run ahaantii dagaalkii uu ayaamaha ku jiray, ka dib Biixi waxaan mar qudha xusuustiisa ka bixi jirin jacaylkii Xayaad, waxaana naftiisa jiif iyo joog-ba u diiday hammi iyo qammi qalbigiisa iyo maskaxdiisa hadhsanaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qammi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan