Tusaale Dheeraad ah3
β
Hase ahaatee ma laciifin oo ma niyad jabin, balse wuxuu sii ballaariyay dagaalkii uu waday isagoo hoos socday calankii uu siday Jacfar Binu Abii Daalib oo ahaa Rasuulka (scw) ina adeerkiis, jeer isna laga dilo oo uu sidaas ku shahiido.
ββ
Hadalo badan oo aan laga fiirsana ayaa idinka soo yeerey taasoo niyad jab ku riday shacabkiinii.
ββ
Haddaba, waxaan codsanaynaa in magacaabista oo niyad jab weyn iyo buuq ka dhalisay Laas-caanood laga noqdo, loona daayo in dadweynaha reer Laas-caanood soo xusho, madaxdiisa, iyo golayaashiisa deegaanka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
N Β· NI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
