U gudub nuxurka bogga
SABAAD

run

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RU3 xar
1

Wax xaqiiqo ah oo la hubo. run sugid m.dh Awood ka xoroobidda qof kale aad jeceshahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

- Qofkii sidaas ugu xasilo sujuuddiisa, run ahaantii markaasi wuxuu helay degganaanshihii loo baahnaa, in lagu xasilo sujuudda waa tiir sidoo kale.

”
β€œ

Fiirada Brazil, Midkee Run Noqon Doona Abaaro 9:30-ka subaxnimada saaka ah, waxaa ciyaar aad u xiiso badani dhexmaraysaa xulalka waddanka Brazil iyo England, oo ku kala hadhaya wareega siddeeda ee koobka adduunka oo maraya meel gebo-gebo ku dhow.

”
β€œ

Kapchits: Run weeye in aan Soomaaliya booqday laba jeer oo keli ah, anigoo mar kasta joogay shan beri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R Β· RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
run - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan