U gudub nuxurka bogga
SABAAD

biixi

Magac Dheddig
Naxwe-xyo, m.l
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Lafaha dhaardheer oo ad'adag oo naflayda middooda.

2

Qayb laf ah.

3

B. ah: qof caato ah ee aad xoog u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Biixi wax kale iska daayoo xataa ma haysto wax koob shaah ah lagu cabo, adduun baabuur lagu raacona hadalkiisaba daa.

”
“

Biixi iyo dadkii degaanka ee xabaasha la qoday markii ay dhameeyeen ayey u duceeyeen, ka dibna markii lagu kala dareeray ayuu Biixi xagii reerkooda u baqoolay.

”
“

Ayaa haddana Biixi ayaa yidhi “Waayahay walaal ka soo maalin iyo laba wakhti dheer ma aha”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-xyo, m.l

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
biixi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan