Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadka reer Sool waxaanu ka tacsiyadaynaynaa dhibaatada ay gurigooda ka rideen afar inan oo yaryar oo nimaan dantoda wadin ku qadhaabanaya" Sidaasna isna waxaa aragtidiisa weerarka Laas-caanood ku dhiibtay Jiif Caaqil M.M. Xandule (Indha-Cade).
”“
Sidoo kale, waxay wafidigu daraaseynayaan goobaha xafiisyo looga dhigi karo, goobaha jiif looga sameyn karo iyo xarumo xagga maamulka ah si ay ciidamadaasi u helaan meel ay ku soo hiran karaan isla marka ay yimaadaan dalka.
”“
Waa tacab-khasaar in waaliddiintuna sida ay xammaalayaan ku god-galaan, ubadkeennii mustaqbalka iyo hawl-gab inoo ahaana ay badankoodu derbi-jiif iyo waxaan dhaamin ku dambeeyaan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
J · JI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
