U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qayriin

Magac Lab
Xaraf QSubg QA7 xar
La Mid AhceeriinMagac Lab
1

Miro, hilib iwm oo aan bislaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ereyga shidaal waxaa la isku yidhaadhaa, saliida dabiiciga ee qayriin ee dhulka laga helo (crude oil) iyo betroolka la sifeeyay ee la isticmaalo.

”
“

Markaa waxaan uga jeeda in Somalinimodu ay tayadi tahay, laakin DIINTA ayaa nooga weyn, waayo taas haddaanay aabayaasheen qaadanin, hadda hilib qayriin baanu u weli cuni lahayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qayriin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD