U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ceeriin

Magac Lab
Xaraf CSubg CE7 xar
1

Miro, hilib iwm oo aan bislaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markabkan oo lagu magacaabo Moscow University, ayaa waxay kooxaha burcadbadeeda ah kasoo qabsadeen masaafo ka baxsan biyaha dalka Yemen 350-Miles, wuxuuna wadaa saliid ceeriin oo culeyskeedu yahay 86,000-Tonnes.

”
“

Sarkaalkan wuxuu sheegay in jabahadan ay dhowr jeer oo hore hanjabaadyo u soo gudbisay dowladooda, kuwaasoo ku aadan inay dagaal ku qaadayso gobol galbeed kaga yaala dalka Uganda, kaasoo hodan ku ah shidaalka iyo macdanka ceeriin.

”
“

Markab saliid wada oo la afduubay Burcadbadeeda Somalia ayaa ka qaybsaday Markab laga leeyahay dalka Ruushka gacanka Cadan, kaasoo waday saliid ceeriin ah kuna sii jeeday dalka China sida ay sheegtay wasaaradaha arimaha dibada ee dalka Ruushka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ceeriin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan