Tusaale Dheeraad ah2
β
Dhammaana waxa la isla qirsan Yahay ganacsiga dalkeenu inuu ku xidhan Yahay xoolaha nool, oo dawladdii hore neefka Geella ah waxa la siin jiray US $750, Loda $450, neefka adhiga ahna $90-100. maantana wuxuu marayaa neefku $8 (siddeed dollar) oo keli ah.
ββ
Soomaalida ka solow aqoonyahanno shisheeye ah oo ku xeel dheer danaynta, isku-tacalujinta, u-kuur galka, iyo lafa-gurka Af-Soomaaliga iyo dhaqankiisa ayaa dhammaantood arrintaa isla wada qirsan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
Q Β· QI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
