U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoofalan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf QSubg QO8 xar
1

Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).

Tusaale Dheeraad ah1

“

Intii aan ku guda jiray daraasaddan ayaa waxaan la amakaagay sida uu qof walba oo innaga mid ahi aanu si dhammaystiran wax ugu dhadhamaynin illaa uu adeegsado dareen ku qoofalan qabyaalad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoofalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD