U gudub nuxurka bogga
SABAAD

innaga

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ISubg IN6 xar
1

Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilis “fadhi innooma yaal oo dhiilkii faqrigaa innagu xidhmee innaga wadi meesha”.

”
“

“Waxaad dhimatay adigoo shahiid ah, innaga ayaana kaa dabeynna oo kuu aargudi doonna” ayaa lagu yiri warbixinta oo ahayd mid dheer, waxaana xaqiijinta ururkan ay meesha ka saaraysaa tuhun laga qabatay dilka Bin Laden.

”
“

Sidaa darteed, maadaama ay tahay maalin taariikhi ah, qiime gaar ahna inogu fadhida, waxay innaga mudan tahay xusuus gaar ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
innaga - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan