U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammaystiran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf DHSubg DHA13 xar
1

Wax la ebyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa horyaalka England, waxayna leedahay xul dhammaystiran oo ka mid ah kuwa dunida ugu sareeya ee kubadda cagta.”

”
“

Wixii dheeraad ah oo bedelaadda noocan oo kale ah ka eeg afeefta labada buug ee la socota qoraalkan oo dhammaystiran.

”
“

Baahinta cajaladan oo hordhac ahayd waxay baahiyeyaasha Al-jazeera ballan-qaadeen inay iyada oo sheekadaasi dhammaystiran sii dayn doonaan maalinta Khamiista ee foodda inagu soo haysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammaystiran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD