U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qooq1

Magac Lab
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.

2

Ciyaar; dheel.

3

Kacsi.

4

Kibir; islaweyni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba sida aynu ognahay, Somaliland waxay xuduud la leedahay dawladda Jabuuti oo xuduudeedu kabilaabanto Lowya-caddo ilaa iyo saddex-geeska Geesdiir, Itoobiya oo ay ka bilaabanto Geesdiir ilaa saddex-geeska Dun-ku-qooq.

”
“

Sidoo kale qaarna waa xili qooq oo waxa uu qooqoodu ku xidhan yahay xili, sida xiliga dab-shidka la yidhaahdo oo kale, kuwaasna waxa ka mid ah Dibiga iyo Orgiga.

”
“

Waxa kale oo ku abuurmay xilligaa dareen qooq.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qooq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan