U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kibir1

Magac Lab
Xaraf KSubg KI5 xar
1

Qab iyo islaweyni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Reer yurub markii ay sameeyeen horumar aad ah waxaa galay kibir iyo islaweyni, ummadihi ay dhaafeenna waxaa ku dhacay baqdin iyo nacayb.

”
“

Dalka Maraykaan oo dawlad tamar martay ah oo kibir dartii nukliyeerka nalka ku shidata ayay arrintani askaxooda gurtay.

”
“

Inkaarbaa ka salag lahe waxa ay noqotay nimcadii uu helay mid uga daratay foosto-riix waxaanu madaxa la galay kibir iyo is qaad qaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kibir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan