U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rugo

Fal Magu (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf RSubg RU4 xar
1

Ku r.: wax ku xoqasho (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halkaan ayaad ka helaysaa saldhiga ciidanka amaanka iyo adeegyo kale oo quseeya adeegyada bulshada sida dugsiyada dhexe, kuwo sare, isbitaalka umulaha, rugo ciyaaro iwm.

”
“

Sidoo kale dhankaa Hindiya dad baa u kacay in ay soo nooleeyaan af qarniyo aasnaa ee la yiraahdo Sanskrit oo waxay fureen rugo lagu dhigo oo lagu kobciyo afkaasi.

”
“

Waxa la aasaasey rugo caafimaad oo shaqadoodu aheyd ilaalinta caafimaadka iyo shaqo caafimaad oo ka hortegid ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rugo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan