U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saaruukh

Magac Lab
Naxwesawaariikh, m.dh
Xaraf SSubg SA8 xar
1

ld sayruukh. saas fk. Sidaas. saatan fk. Sidan

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenku waxa uu sheegey in askartu ay Sawirka uu ninku watey ku khaldeen oo ay u qaateen in uu wato qalab saaruukh lagu gano.

”
“

Afhayeen u hadlay Wasaaradda gaashaandhiga ee Ruushka ayaa sheegay in diyaaradu ay soo dhacday kadib markii lala helay saaruukh nooca lidka diyaaradaha ah.

”
“

Dawladda Maraykanka, ayaa iyaduna dhinaceeda soo dhaweysay tallaabada ay qaaday Suudaan, taas oo ka dambaysay markii lala beegsaday saaruukh mid ka mid ah diyaaradaha Maraykanka oo fadhiday garoonka diyaaraha ee Amiir Suldaan oo ku yaala Sucuudiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

sawaariikh, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saaruukh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD