Skip to main content
SABAAD

suldaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf SSubg SU7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ka geyoon mayno, haddii aynu is-nidhaa halku-dhegyada qabyaaladda ku beegan kala soo baxa maansada hodanka ah ee C/laahi Suldaan.

”
β€œ

C/laahi Suldaan markii uu Jabuuti tegay, halkaa waxay ku kulmeen Barni Jimcaale oo kal-gacal xoog lihi u galay, tix uu u tiriyayna laga hayo halku-dhegga ah; "Barni ina Jimcaalaan helee, sow bar dahab maaha."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

S Β· SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suldaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag