U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doorasho

Magac Fal
Xaraf DSubg DO8 xar
1

.dh dooro2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Doorasho Hadday Dhiciwaydo Maxa U Talo Ah Mas'uulyiinta Dalka Iyo Axsaabta Wadaniga Ahba?

”
“

Bayaan ay mudanayaashan soo saareen ayay uga codsadeen dhammaan ururada kala duwan ee caalamka in la taageero doorasho dalka ka dhacda, waxaana uu hadalkoodu u muuqday mid ay ku taageerayaan hadal uu shalay jeediyay Afhayeenka Baarlamaanka Somalia.

”
“

-Ergo iyo doorasho miyay meel wada yimaadaan? 2-Komishanku miyaanu madax banaaneyn oo uuna dhexdhexaad ka aheyn xisbiyada loolamaya?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doorasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan