U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sahra

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Xiddig weyn oo arooryada hore soo baxa; xiddig waaberi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ereyadan dambe, ayaa u quus-gooyay Sahra Luuf oo nabadeey ku soo gebo-gabaysay sheekadi dhexmartay iyada iyo Billan.

”
“

Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo diyaarisey soona jeedineysa.

”
“

Ugu dambayntii Sahra Xaamud Jibriil, waxay ka qayb-galayaasha kula dardaarantay in waxay muddadaa ku baranayeen aqoon korodhsigani noqdo mid midho dhalla.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sahra - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan