U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tareen

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Saacaddu way isgaraacaysaa, waa saq dhexe, 24kii (zero hour), guyaashu way is tareen, afartan gu’ bay baarka jartay.

”
β€œ

Saaxiibka wehelku waa qof weyn oo u raaca carruurtiisa iyo/ama carruuro kaleba jidka dugsiga, oo la lugeeya iyo/ama la raaca bas, tareen iwm.

”
β€œ

Waxan is weydiin jiray dadkaagu maxay ku tareen, waxayse ii sheegtay inaan is weydiiyo dadkaaga maxaad adigu tartay?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tareen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan