Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn. hurdo diid m.l Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.
Dareenkaas wuxuu ii diiday inaan cunno cuno, hurdo sax ahna aan seexdo iyo wax walba oo nafta u roon,” ayuu yiri Dr.
Hurdo igama ay soo dhicin habeennadaas.
Kalluunku wuu fargaday iyada oo Muuse hurdo, markaas buu khaadimkiisii wuxuu yiri: ma toosinayo, markii uu soo toosayna wuu hilmaamay in uu u sheego.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
H · HU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag