U gudub nuxurka bogga
SABAAD

galab

Magac Dheddig
Naxwe-lbo, m.l
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Gelinka dambe ee maalinta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa aan xusuustaa Oktoobar badhtamaheedii 1007-kii, isaga oo galab noogu yimid xarunta Jamhuuriya oo aan beryahaa ka shaqayn jiray.

”
“

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay galab ka dhacay Muqdisho oo sii kordhaya.

”
“

Waxa dhacday in goor galab ah Maxamed Nuur oo kursi ku jiifa berendhaha gurigiisa uu walaalkii Faarax toorrey kula soo orday si uu qudha uga jaro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lbo, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
galab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan