U gudub nuxurka bogga
SABAAD

say1

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Wax naag ninka qabaa u yahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kumanyaal malyuun oo sano ayey ku qaadatay say ku soo gaarto xaaladda ay eegga ku siman tahay.

”
“

In kaleetona, marin fasax- wadiiqooyin yaryar -ayuu u jeexaa say ugu shubmaan baddii ay awelba kaga yimaaddeen iyagoo haybad jabay, kana sanqar yar intoodii oo saqiiray sida durdurrada iyo bahdooda.

”
“

Darawiishtii Soomaaliyeed waxay ahaayeen dhaqdhaqqa kaliya ee muruq maal iyo maskaxba isticmaalay say gayiga Soomaaliyeed uga kiciyaan gumeeystihii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
say - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan