U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haybad

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Sharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda. haye

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxaa haybad kugu yaal!

”
“

Dhinaca heesaha ka hadlaya qiimayowga ragga iyo dumarka marka aynu eegno waxa ka mid ah: “Ragga iyo haweenkuba waxay haybad ku leeyihiin habsamaanta guurkee”.

”
“

Halabuurkuna, sidiisaba, qofka uma lahaan jirin waxtar ka badan haybad iyo qurux uu ku xarragoodo, ninka kale ee xarragadaa ku qabsadaana wuxuu noqon lahaa bahal liita oo aan isagu xarrago samaysan karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haybad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan