U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naag

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.l
Xaraf NSubg NA4 xar
1

Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti.

2

Haweenay karti iyo xishood leh. 3.Labada qof ee isqaba midka dheddig.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Soomaalidu waxay tidhaahdaa nin reero u weyn iyo naag naago ka umulisay labaduba siday wax u ogyihiin uma sheegaan.

”
“

Hase yeeshee arintaasi waxay ahayd arin aad la yaab u leh, waayo waa la arkaa dad isjecel (Nin iyo naag), laakiin lama arko inta badan dad wada daagal gala am halgan wada gala.

”
“

Xarunta gargaarka waxaa madax ka ahayd naag Ingiriis ah oo la Odhan jirey Marian Shelly oo ahayd haweeneyda xoghayaha Badhasaabka dalka xukumey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.l

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan