U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saymo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Belaayo, halis. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddan araarta intaas ku soo koobo, maansadan aan u bixiyay "Saymo Gale" oo aan curiyay bishan September 11 keedii 2011 ka waxa ay ka hadlaysaa cadowgaas iyo dhibaatooyinka ay insaanka oo dhan ku hayaan.

”
“

Ma anaa sursuur iyo saymo gala, Ma anaa salsala maanay sanqadhi siko igu tidhaa, Ma anaa ka siga soohdintaan lahaa.

”
“

Saymo Gale : Waa Maanso ka hadlaysa Dhacdadii Sebtember 11 iyo Maalintii shalay waxa dalka Maraykanka iyo dunida dacaladeedaba laga xusay dhacdadii September 11 ee lagu xasuuqay dad tiradoodu ku dhowdahay 3,000 oo qof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saymo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan