U gudub nuxurka bogga
SABAAD

belaayo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BE7 xar
1

Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ceebtooda ALLAAH ha kashifo, jirka belaayo iyo cudurro aan ka bixin ALLAAH ha kaga sallido, geerida intey doonaan ALLAAH ha u diido.

”
“

Belaayo waxay tustaa markuu isa sii barkado inuu weli sii baxsado.

”
“

Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
belaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan