U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seegseeg1

Magac Lab
Naxwe-gyo, m.dh
Xaraf SSubg SE8 xar
1

Qof nolosha ku fashilay.

2

Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon.

3

Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wiilka waxaa la geeyay dugsi caadi ah ilaa heer jaamacad, Laakiinse wuu ka dhacay waxbarashadii Jaamacadda oo wuxuu noqday seegseeg, wuxuuna ku sigtay inuu isticmaalo daroogada iyo waxyaabaha maandooriya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gyo, m.dh

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seegseeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan