U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nacas

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
1

(-so, ml, -syo/nacas, m.dh Qof caqli yar; doqon; dabbaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markii ay dhergeen waxa igu dibira dhacsanaya oo dushayda ku hardamaya laba nacas oo ila dhashay, laba doqon oo ila muuq ah, laba dawdar oo aan dan iyo heello ka lahayn duruufahayga qallafsan.

”
“

Marna ma aysan dhicn in uu suldaanku dhoola caddeeyo waayo wuxuu aaminsanaa in dadka isku soo baxay ay ahaayeen hanti uu leeyahay, haddii aysan hantidiisa ahaan lahayn ma ay dhacdeen in ay danahooda ku seegaan caleemo saarka Suldaan nacas ah.

”
“

Safiirkan yar oo aan aniga qudhaydu arkay isaga oo meeraysanaya meel hudheel agtiis ah ayaa waxaan kala saari waayey inuu nacas yahay iyo inuu la meeraysanayo munaafaqnimo dhogor goysay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nacas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan