U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seere

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf SSubg SE5 xar
1

Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.

2

Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ardaydana waxaa loo xidhay seere ay u daaqaan geelu.

”
“

Ku-xad-gudubka seere-bulsheedka jaadkan oo kale ah waxa ka dhalan kara isku-dhac iyo is-maan-dhaaf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seere - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan