U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaacin

Magac Fal
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

.dh shaaci.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jandayi Frazer, iyadoo aan la shaacin shirkooda waxa uu ku saabsan yahay.

”
“

Hogaamiyaha Xisbul Islam wuxuu sheegay inay socdaan wadahadalo u dhexeeya iyaga iyo Al-shabaab, wuxuuna daboolka ka rogay in qodobada kasoo baxa la shaacin doono marka ay dhamaadaan.

”
“

Lama yaqaan sababta keentay safarka Canmex ku tageyso xilligan Nugaal balse warar aan la shaacin ayaa sheegaya in ay Canmex ku xirtey iibsashada xuquuqdan in ay soo aragto ceelka Connoco ee ku yaal duleedka magaalada Garowe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaacin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan